Waxaan doonaynaa inaan adeeg turjumaan u qaban-qaabino deganayaasheena ku hadli karin afka Ingiriiska. Hase-yeeshee, waxaan kuugula talinaynaa inaad adiga hesho saaxib ama qaraabo oo ku hadli karo ama akhrin karo Ingiriis sidii uu waydiimahaaga ama su’aalahaaga koowaad kuugu caawiyo. Kani labadeenuba ayuu ina caawin doonaa sidii aan annagu si wax-tar leh wax uga qabano baahidaada.
Waxaan luqado kala duwan ku turjumi karnaa dokumentiyada shacbiga badnaantooda markii la soo codsodo. Waxaan xitaa ku bixin karnaa daabacad far waa-weyn ama hab ku duuban cajal ee loogu talagalay deganayaasha indhaha ka la’.
Kooxdeena xafiiska aagga ayaa kuu qaban-qaabin karo turjubaan inta aad ka sugaysid. Adeeggaan waxaa laga heli karaa:
Dover Area Office (Xafiiska Aagga Dover)
Castle Street, Dover, CT16 1PD
Tel: (01304) 821199
Furan yahay: Isnin - Jimco 0900-1700 (Xiran yahay Arbacada Galabtii)
Riix hoos sidii aad u hesho maab ku sawiran sidii xafiiska uu heli leheed
E-mail: customerservices@dover.gov.uk
|
Home Page |
Top of Page |
Contact Us |
Comments, Compliments & Complaints |
Accessibility | Privacy Statement |
Disclaimer & Copyright
White Cliffs Business Park, Dover, Kent CT16 3PJ Tel: 01304 821199 E-mail: customerservices@dover.gov.uk