Saaxib ka codso inuu ku caawiyo

Waxaan doonaynaa inaan adeeg turjumaan u qaban-qaabino deganayaasheena ku hadli karin afka Ingiriiska. Hase-yeeshee, waxaan kuugula talinaynaa inaad adiga hesho saaxib ama qaraabo oo ku hadli karo ama akhrin karo Ingiriis sidii uu waydiimahaaga ama su’aalahaaga koowaad kuugu caawiyo. Kani labadeenuba ayuu ina caawin doonaa sidii aan annagu si wax-tar leh wax uga qabano baahidaada.

Waan turjumi karnaa macluumaadka

Waxaan luqado kala duwan ku turjumi karnaa dokumentiyada shacbiga badnaantooda markii la soo codsodo. Waxaan xitaa ku bixin karnaa daabacad far waa-weyn ama hab ku duuban cajal ee loogu talagalay deganayaasha indhaha ka la’.

 

Kooxdeena xafiiska aagga ayaa kuu qaban-qaabin karo turjubaan inta aad ka sugaysid. Adeeggaan waxaa laga heli karaa:

 

Dover Gateway

71 Castle Street

Dover

CT16 1PD
Tel: (01304) 821199

 

Map of our office

 

 

 

E-mail: customerservices@dover.gov.uk


Find this page useful?
Please tell us what you think.

 

 

 

Dover District Council
White Cliffs Business Park
Dover, Kent CT16 3PJ

 

Tel: 01304 821199

E-mail: customerservices@dover.gov.uk

 

 

| Home Page | Search | Feedback | List Access Keys |